Beesha Xawaadle ee Al-Shabaab Geel Ku Wareejisay
0
0
85 Views
Published on 21 Mar 2025 / In
World
؟؟Daawo: Beesha Xawaadle oo munaasabad ka dhacday deegaanka Nuur Fanax ee bariga Hiiraan xoolo Geel ah ku wareejisay ciidamada Mujaahidiinta ah. Waa markii labaad oo ay beesha Xawaadle muddo bil gudaheed ah xoolo ku wareejinayso Mujaahidiinta، waxayna ballan qaadeen inay sii wadi doonaan garab istaagooda ciidamada difaacaya sharecada
هالكان كا داو ساويررادا سيينا فافي.
https://t.me/+P2cGjTmlEbY3OGM8
https://t.me/+HJvUySC6Bo85M2Fk
Show more
0 Comments
sort Sort By
Facebook Comments